Soomaaliya & sacuudiga oo kala saxiixday Heshiis ay ku qaadanayaan shaqaalo haweyn soomaali ah oo ka shaqeenaya guryaha qoysaska sacuudiga.

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa magaalada Riyaad ee Caasimadda Dalka Boqortooyada Sucuudiga kula saxiixday Heshiiskaan dhiggiisa Wasiirka Kheyraadka Aadanaha iyo Horumarinta Bulshada, Mudane, Eng. Axmed Bin Suleymaan Al-rajhi.

Sanadkii 2016 ayee aheyd markii horay gabdho soomaali ah loogu qaaday dalkaasi Boqortooyada sacuudiga si ay uga soo shaqeystaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *