Kooxda M23 oo weerar ku qaday militariga Congo.

Ciidanka militariga dalka Jamhuuriyada Dimuqraadiga Congo ayaa lagu burburiyay xadduuda uu la waadaago dalka Rwanda ,…

#Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad horumarinta arrimaha bulshada

Muqdisho, Axad 26 Janaayo 2025: — Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…

Xamaas ayaa ku eedaysay Israa’iil inay si ula kac ah u daahisay fulinta heshiiskii xabbad joojinta ee Qaza.

Toogashada Falastiiniyiinta oo isku dayayay inay ku laabtaan dalkooda waqooyiga Marinka Gaza ayaa ugu yaraan hal…

Midowga Afrika ayaa sheegay uga xun yihiin tallaabadii uu madaxweyne Trump qaday?

Midowga Afrika ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin tallaabadii uu madaxweyne Trump ku joojiyey…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA QEYBGALAYA SHIRKA DHAQAALAHA ADUUNKA EE DAVOS.

Davos, Jannaayo 21, 2025: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan magaalada…

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqadir Mahamed Nor oo garay doha.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa…

HASAN SHEIKH MUXU UGA AAMUSAY DAGALKA AY PUTLAND KULA JIRTO DACISH?

Maxay ku kala duwan yihiin Xasan Sheekhii (2012/2017) iyo Xasan Sheekha (2022/2026) ? Kan runta ah,…

Muxuu Dorashada iyo xisbiyada ka yiri Madaxwayne farmayo manta?…

Sharciga doorashada, sharciga xisbiyada iyo guddiyada doorashada waa hannaan ka dhexeeya hay’adaha dastuuriga ah, Dowlad Goboleedyada…

RUNTA KHARAAR: Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe.

Waxaan maqli jiray, war hebeloow labada orod mid daa! Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Axmed Madoobe la…

Xariir ka kenya iyo somalia maxa iska badalikara?

Dowladda Soomaaliya ayaa Danjiraha dalka Kenya ee Muqdisho u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan…