Dowladda Federaalku waxa ay Puntland gooni u siisay $16 milyan-

“Dowladda Federaalku waxa ay Puntland gooni u siisay $16 milyan iyadoo tixgelinaysa duruufaha siyaasadeed ee jira, una danaynaysa shacabka ay dawladda u tahay iyo beeraleyda danyarta ee degan Puntland. Markaan arkay Eedaynta boodh-isku-qariska ah waxaa igalay shaki ah in lacagtii loogu talogalay Beeraleyda iyo Xoolo dhaqatada Puntland si kale loo isticimaalay eedeedana nala saarayo, warhoow eedaas beenta ah hanalaga daayo, beeraleyda Puntlandna cagafyada dhiman u soo gada.” – Wasiirka Beeraha Soomaaliya, Xayir Maareeye.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *