Madaxwaynaha Somaliya Dr. Hasan heikh Mohamud ayaa manta gaaray dalka jabuuti, halkaas uu kulan kula qaadan doono dhigiisa mudane H.E. Ismail Omr Gelle.
kadib safaro uu malmahan kumarayay qaar kamid ah gobolka ayu manta ku gaaray jabuuti.
Gobolka Geska ayaa wayihii dambe ku jira xaalad siyaasadeed ayadoo ay xusid mudan tahay qilaaf ka xoogan ee ka dhex jira somalia iyo ethiopia.