Ra’iisulwasare Hore oo la kulmay United Nation Amb ee james swan.

Ergayga gaarka ah ee United Nation Amb. U jooga Somalia James Swan ayaa markii ugu horeysay ku soo booqday RW hore Mohamed Hussein Rooble guriga uu ka degan yahay Magaaladda Muqdisho.

Rooble iyo Swan waxay ka wada hadleen xaalada guud ee dalka, gaar ahaan khilaafka xoogan ee ka taagan arimaha doorashooyinka iyo is caano shubka Xasan Shiikh Maxamuud rabo.

RW Rooble waxaa lagu xasuustaa sidii uu u badbaadiyey dalka doorashooyinkii u danbeeyey.
Ilo wareedyo hoose waxay sheegayaan in shirka diirada lagu saarey sidii la isku soo dhaweyn lahaa Madaxeyne Hassan Sheikh iyo mucaaradka, loona qaban lahaa doorasho loo wada dhan yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *